Cunug

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-gyo, m.dh)

Ilma yar oo lab, wiil.


Cunug

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-gyo, m.dh)

Ilmo yar oo dheddig.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cunug

uduufaa | uur | haldhurre | jal | saddexan | sebi |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg