Curad
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-ddo, m.dh)Wiilka ugu horeeya ee qof u dhasha. ld corad.
Curad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)Gabarta ugu hooreysa ee qof u dhalata. 2. Neef xoolo ah oo da'ama ka badan dhalay. ld corad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga curad ↴
corad | curadnimo | curadweyn | curadxige | curadxigeen | dhimbil | duq | gefso |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

