Duq

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-qey/-qeyti, m.dh)

1. (-qow, m.dh) Qof da'weyn. 2. (-qey/qeyti, m.dh) Qof bulsho madax u ah. 3. D. ah: wax gaboobay.


Duq

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Biciid dheddig oo curad ah.


Duq

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Haweenay da'weyn. 2. Foorad, dhibic (cayaar).


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duq

oday | da' | arday | bunduq | cardaaduq | cardaaduqe | cayayaan | ciribla' | coofaar | daqsi |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg