Da'fur
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Ratigu marka u qooqbaxo. 2. ld da'furid. Ka baabi'idda qooqu ka baaba'o awr.
Da'fur
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Qooq ka bi'id (awr).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga da'fur ↴
da'fur | da'fur | da'furid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg