Da'ow

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -oowday; -oobi)

Duq noqosho (qof).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga da'ow

da'oobid | da'ow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg