Da'yar
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:Dhallinyaro. ld da'yaro.
Da'yar
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-raa, -rayd)Wax muddo yar jiray ahaansho (nafley).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga da'yar ↴
yar | baramboorri | da'yar | da'yar | da'yaraan | da'yaraansho | da'yari | da'yaro | dhuusaquraar | googgaale |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg