Daa'in
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Sifo Eebbe oo tilmaamayso suulid la'aantiisa. ld daayin¹.
Daa'in
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-imay, -intay; -imi)Fal samayntiisa joogtaysasho; ku waarid. ld daayin².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daa'in ↴
daa'imid | daa'in | daa'in | daayin | daayin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg