daafi
(m.dh)

Nooc ka mid ah badarka oo aad u yaryar, canjeeladana laga sameeyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daafi

daafac [m.l]
ld daaficid. daaficid

daaficid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg daafac². ld daafac¹, difaac¹, difaacid. daafac, difaac, difaacid

daafid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg daaf³. daaf

eedbax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -bixi)
Cid eed loo haystay iska daaficid.

xadaafiir [m.dh] (-ro, m.l)
Dhib; hawkar.

aarbax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -bixi)
1. Ka aa.: qof eed loo haystay iska daaficid. 2. Ka aa.: qof ka aargudasho.

dhici [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. (f.g) Wax la dhacay badbaadin. 2. (f.g) Ilmo dhicis ah dhalid. 3. (f.mg) Ka dh.: cid wax ka daaficid.

difaac [m.l]
ld daaficid.

difaacid [m.dh]
ld daaficid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg