daalin
(m.f.dh)eeg daali.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daalin ↴
oomi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Nafley biyo u diidid. 2. Cid hadal badan ku daalin.
saadaalin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saadaali.
wadaalin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg wadaali.
caraysii [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iiyay, -iisay)
1. Is c.: is daalin. 2. Ka c.: cid caro ku abuurid.
dhexdhalaal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aalay, -aashay)
Ku dh.: aad isugu daalin.
jeedaalin [m.f.dh]
eeg jeedaali.
madaalin [m.f.dh]
eeg madaali. ld madaalis.
madaddaalin [m.f.dh]
eeg madaddaali. ld madaddaalis.
maddaale [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Qof aan hawsha ka daalin, hawlkar.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg