Dabaq
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-qyo, m.dh)1. Dabool xardhan oo caw, qabo iwm ka smaysan, oo xeeryaha lagu daboolo. 2. Dhismo leh guryo is dul saaran, fooq.
Dabaq
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bqay, -baqday; -bqi)Wax, dabool xardhan oo caw, qabo iwm ka samaysan, daboolid. ld dabbaq.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabaq ↴
arkaniida | biyo-dhuleed | boroolataariyad | burjuwaasiyad | cilmiyee | dabaqaad | dabaqaad | dabaqaadid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg