Dabargo'

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Ciribtirmidda ku dhacda wax asalkiisa ama firkiisa.

Dabargo'

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-'ay, -'day)

Wax asalkiisa ama firkiisa ciriitirmay noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabargo'

dabargo' | dabargo' | dabargo'an | dabargo'id | dabargo'naan | dabargo'naansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg