Dabaylee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)Wax qoyan si uu u qallalo dabayl u dhigid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabaylee ↴
dabaylayn | dabayleed | meerkac-dabayleed | simuum |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg