Dabiib

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. (-bbo,m.dh) Qof yaqaan sida wax loo daaweeyo; dakhtar. 2. Dacarfal. 3. ld dabiibid.

Dabiib

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Cid daaweyn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabiib

dabiibid | dhaawo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg