Dabrid

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Tababbar ciidamada la siiyo oo lagu baro habka xabbado rididda. ld debrid.


Dabrid

Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:

eeg dabar².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabrid

dabar-ayoon | dabtuur | debrid | shabbaax | shabbaax |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg