Dafir

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Diididda run la ogyahay. ld dafirid.


Dafir

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Run la ogyahay diidid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dafir

dafiraad | dafirid | inkir | kufri |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg