Dakhal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

1. Tiir dheer oo qori ah ama bir ah oo doonyaha iyo maraakiibta dhexdooda laga taago oo farnaanka iyo shiraaca celiya. 2. Qar hoos u dheer.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dakhal

barrad | dummad | kadankood | neeqaab | shiraac |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg