Dalaaw

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Darxumo awgeed oo qof dalkiisa uga haajiro. ld dalaw¹ (2).

Dalaaw

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aabay, -awday)

Qof, darxumo awgeed dalkiisa uga haajirid. ld dalaw².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dalaaw

dalaabid | dalaw | dalaw |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg