Dalaabid

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. ld dalow 1. Dal qalaad iska aadid. 2. eeg dalaaw².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dalaabid

dagaag | dalow | eyfaad | habow | hadaadun |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg