Dalab

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-byo, m.dh)

Codsi ballanqaad leh oo cid wax lagu weyddiisto.


Dalab

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lbo, m.l)

Qallooc yar oo lugaha gala oo labada law isu soo dhawaadaan.


Dalab

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-lbay, -labtay; -lbi)

Codsi ballanqaad leh oo wax lagu weyddiisanayo sameyn.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dalab

dalable | dalbid | dalbo | dalbo | jiil | qayladhaan | wagaafyo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg