Jiil

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Qolof bushimaha kor fuusha marka oon ama xanuun ku yimaado. 2. (-lal, m.l) Qoryo fiiqfiiqan, si farsamo ah loo habeeyey oo nirgaha afka looga xiro. 3. Dalab. 4. (-lal, m.l) Fac.


Jiil

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-iilay, -iishay)

Nirgo qoryo fiiqfiiqan oo si farsamo ah loo habeeyey si aysan wax u nuugin gafuurka uga xirid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jiil

naab | cambaar | cirir | ciyi | curdaalo | dhacar | diif | fac | gaasabbax | gaasabbax |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg