Dalyaqaan

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga: (-nno, m.dh)

D. ah: qof dal dabeecaddiisa, degaankiisa iwm aqoon u leh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dalyaqaan

hadalyaqaan | jidyaqaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg