damis
(m.dh)

ld damin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh damis

dabdamis [m.l]
Ciidan qaabbilsan la dagaalanka dabka. ld debdemis.

damin [m.dh]
eeg dami. ld damis, demin, demis.

dawo-suuxin [m.dh] (-ooyin suuxinta, m.l)
(daaw.) Dawo yareysa ama baabi'isa dareenka oogada oo dhan ama qayb ka mid ah jirka. D.da s.ta oogada oo dhan oo qalliinka loo isticmaalo waxay damisaa shaqada maskaxda taasoo keenta miyir beelid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg