Danaq
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-nqay, -naqday)Nabar, boog iwm dhiig ama dheecan ka keenid. ld damaq, damqi, danqi, daqan, daqmi, daqni, dinqi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga danaq ↴
damaq | damqi | danqi | danqid | daqan | daqmi | dhimi | dinqi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg