Dango

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Garabsiin waayidda cid hiillo u baahnayd.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dango

dangoobid | dangow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg