maalooti
(m.l)

1. ld magallooti (3) Si daran wax u laaya (bahal ama geesi); aan biqin; dhiigyacab. 2. M. ah: qof waxmatara ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maalooti

magallooti [m.l] (-iyo, m.dh)
1. Muuqaal meel fog ka muuqda oo aan si wanaagsan u qeexnayn. 2. Dhis qaab dad leh oo inta waxyaabo shanqara loo sameeyo beeraha xeryaha xoolaha iwm la dhextaago si ay dugaagga iwm uga baqaan. 3. ld maalooti (1). Qof aan karti lahayn.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg