darasho
(m.f.dh)eeg daro².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh darasho ↴
qalindaaro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
1. Qalin khad ku darasho. 2. Qof wax ka barasho.
tooro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
1. Bun duban caano, daango iwm ku darasho. 2. Beer, hilib iyo xayr isku shiilasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg