darbuugad
(m.dh)(muus.) Naaro; daf.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh darbuugad ↴
nasro [m.dh]
1. (muus.) Durbaan yar oo lagu tumo qasaa'idka Nabi ammaanka ah; darbuugad. 2. (muus.) Durbaan tumid iyo qasaa'id Nabi ammaan ah oo wada socda.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg