Dareeme

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-mayaal, m.l/dh)

1. Xubnaha dareenka jirka mid ka mid ah. 2. Xididdada nafleyda ee isku xira xangullaha iyo maskaxda. 3. ld dareemo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dareeme

dareeme-kiimikaad | dareemo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg