Dareemo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Caws dhaadheer, oo ka baxa bannaanka iyo dooxoyinka oo gammaanka, geelu jecelyihiin. ld dareeme (3), dureeme, dureemo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dareemo ↴
laabjeex | gaajo | uf | ur | xabag | xajiin | astaan | biriir | caaro | cadanyo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg