Dariishad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Mid ka mid ah daloollada loo yeelo aqallada iwm oo ay iftiinka iyo naacawdu ka soo galaan; khalfad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dariishad

ballaq | ballaqan | ballaqan | baqbaq | daaqad | fur | furan | khalfad | shaqal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg