Dawar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld dawarid.

Dawar

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. (f.g) Baryo iyo yabooh u wareegid. 2. (f.g) Markab ama doon washirid. 3. (f.mg) Markab ama doon leexin. ld dewer².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dawar

dawari | dawarid | dawarin | dawarsad | dawarsasho | dawarsi | dawarso | daweri |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg