Deeq
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:Hanti aan deyn ahayn oo cid u baahan la siiyo.
Deeq
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)1. Hanti aan deyn ahayn cid u baahan siin. 2. Wax, wax kale oo loogu talaggalay ku filnaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga deeq ↴
kaafi | oo | tabarruc | tabbac | boos | callaal | callaal | deeqdaran |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg