Deex

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dhul geed-gaab iyo caws ka baxaan oo badda xiga.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga deex

cayuun | deexad | deexasho | deexguur | deexo | fadeexad | fadeexayn | fadeexee | fadeexo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg