Degdegsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax degdegaaya ahaansho. ld deddegsan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga degdegsan

deddegsan | deddegsanaan | deddegsanaansho | degdegsanaan | degdegsanaansho | kadalloobsan | suubaan marawaxadeed |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg