Degsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

1. Xamuul wax dhulka la dhigay ahaansho. 2. Qorshe, nidaam iwm wax la dhammaystiray ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga degsan

yake | axkaan | deddegsan | deddegsanaan | deddegsanaansho | degdegsan | degdegsanaan | degdegsanaansho | degsanaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg