Dhaacle

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

1. Xarig dhuuban, afar dhudood ah, labada dacal bul ku leh, ka samaysan dun qurxoon oo gabdhaha dhexda ku xirtaan. 2. Suun ballaaran, bulal lagu qurxiyey oo fardaha qoorta loogu xiro. 3. Hab quruxsan, oo xarkaha afar dhudoodka ah loo sameeyo. ld dhaalce, dhacle.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaacle

dhaaclayn | dhaaclee | dhaalce | dhaalcee | dhacle | dhaclee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg