Dhaandhaan

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Qof aad u garaad yar oo maskaxda wax uga dhimmanyihiin.


Dhaandhaan

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami)

Qof aad u garaad yar oo maskaxda wax uga dhimmanyihiin noqosho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaandhaan

delleg | dhaandhaami | dhaandhaamid | dhabqalallo | carran |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg