Dhaawacan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cmay, -cantay; -cmi)

Wax dhaawac gaarey noqosho.


Dhaawacan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-cnaa, -cnayd)

Wax dhaawac gaarey ahaansho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaawacan

dhaawacmid | dhaawacnaan | faashad | kujiye | nafkureeb | qanjirbarar | shakaal |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg