Dhaban

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Wejiga labadiisa dhinac midkood.


Dhaban

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(xis.) Tiro laba u qaybsanta.


Dhaban

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-bnaa, -bnayd)

Wax la dhabay ahaansho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaban

abtisarow | baasho | barki | caradhaban | dhabankoolis | dhabannaanayn | dhabannaanee |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg