dhabiil
(m.dh)

1. Dhaqaaleynta iyo tashiilidda hantida. 2. Quuddarraynta. ld dhabiilid.

dhabiil
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-iilay, -iishay)

1. Wax tashiilid. 2. Wax quuddarrayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhabiil

dhabiilid [m.f.dh]
eeg dhabiil². ld dhabiil¹.

dhabiiltamid [m.f.dh]
eeg dhabiiltan². ld dhabiiltan¹.

dhabiiltan [m.l]
Si dhab ah oo loo xisaabtamo. ld dhabiiltamid.

dhabiiltan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Si dhab ah u xisaabtamid.

fuuqdhabiil [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-llo, m.dh)
Qof aad u dhabiil badan oo aan oggolayn in ay waxyar dhaafaan.

fuuqdhabiilnimo [m.dh]
Fuuqdhabiil ahaansho.

qorqode [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-dayaal, m.l/dh)
Q. ah: nin afadiisa si fool xun kula dhabiiltama siiba maamulka hoose, cunnada iyo masruufka.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg