dhacsii
(Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2) (-iiyay, -iisay)

Qof wax fahamsiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhacsii

oodan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
1. Xero wax la ooday ahaansho. 2. Qof aan waxba la dhacsiin karin ahaansho.

qaafil [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-llo/-liin, m.dh)
1. Q. ah: qof aan si sahlan wax lagu dhacsiin karin. 2. Xog ogaal la'aan. 3. Qof maskaxdiisu meqantahay, maahsan.

daahi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid ama wax kale meel ay waqti xaddidan tegi lahayd dib uga dhacsiin.

dhacsiin [m.f.dh]
eeg dhacsii. ld dhacsiis.

dhacsiis [m.l]
ld dhacsiin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg