dhacsiin
(m.f.dh)eeg dhacsii. ld dhacsiis.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhacsiin ↴
oodan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
1. Xero wax la ooday ahaansho. 2. Qof aan waxba la dhacsiin karin ahaansho.
qaafil [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-llo/-liin, m.dh)
1. Q. ah: qof aan si sahlan wax lagu dhacsiin karin. 2. Xog ogaal la'aan. 3. Qof maskaxdiisu meqantahay, maahsan.
daahi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid ama wax kale meel ay waqti xaddidan tegi lahayd dib uga dhacsiin.
dhacsiis [m.l]
ld dhacsiin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg