Dhacso
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)1. Qof wax laga dhacay xoog ku soo ceshasho. 2. Nirig naas maraq ka furasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhacso ↴
baradhacso | caleendhacso | dhacsasho | dheregdhacso | dhogordhacso | fiid-dhacso | gabbaldhacso | galdhacso | haldhacso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg