dhadhamo
(m.dh)In yar oo wax dhadhankooda lagu ogaado. ld dhadhemo, dhandhamo, dhandhemo, dhedhemo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhadhamo ↴
dhadhansii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
Qof dhadhamo siin. ld dhadhensii, dhandhansii, dhandhensii, dhedhensii.
dhadhemo [m.dh]
ld dhadhamo.
dhandhamo [m.dh]
ld dhadhamo.
dhandhemo [m.dh]
ld dhadhamo.
dhedhemo [m.dh]
ld dhadhamo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg