Dhag

Qaabnaxa: Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone Isrogrogga:

Cod lagu muujiyo dilka.

ku/igu dhagan*

ka hadlaya qof ama wax  siiba si qosol ahaan ah. ka maadaysi.    Dirisle ayaa maanta ku dhagan daawasho cusub oo Cali soo dhigay Youtube-ka. Dirisle ayaa ku dhagan daawashada aan soo dhigay kanaalkeyga.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhag

aag | yaaquud | caad | faa'iideyso | idan | kaalsiyam | laabtuurle | laancigaaleed | maageer | maageeran |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg