Dhalaalin

Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:

eeg dhalaali. ld dhalaalis, dhalalin.


Dhalaalin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(fiis.) Dariiqada ama habka adke loogu beddelo hoor iyadoo la adeegsanayo kul iyo cadaadis.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhalaalin

adke | dhalaalis | dhalalin | dhaqaaji | shub |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg