dhalaalis
(m.l)ld dhalaalin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhalaalis ↴
dhalaalin [m.f.dh]
eeg dhalaali. ld dhalaalis, dhalalin.
dhalaaliso [m.dh]
Qabow aad u xun. ld dhalaalyo, dhalaliso.
dhalaalyo [m.dh]
ld dhalaaliso; dhalaalo.
dhalaliso [m.dh]
ld dhalaaliso.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg