Dhali

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Afka hore ee xubinta taranta dhiddigoodka.


Dhali

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Dheddig foolanaya ilmo ka soo qabasho. 2. Ciyaar kubbadeed dhibco ka keenid (qof).


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhali

ubax | ubaxow | baabasiir | laakee | naanays | nabadee | tacabkhasaaro | ugxandhalid | ummul | ummuli |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg