Ubax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Qaybaha geedka qayb ka mid ah oo xubnaha dhalidda iyo abuurku soo maraan; waa caleemo midabyo badan oo qurxoon; xay; man.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ubax ↴
aaddan | taab | ubaxaysad | ubaxaysi | ubaxayso | ubaxdhig | ubaxley | ubaxoobid | ubaxow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg