dhaqaalaysasho
(m.f.dh)

eeg dhaqaalayso. ld dhaqaalaysad, dhaqaalaysi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaqaalaysasho

yaryareyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Wax isticmaal-kooda dhaqaalaysasho.

dhaqaalaysad [m.l]
ld dhaqaalaysasho.

dhaqaalaysi [m.l]
ld dhaqaalaysasho.

dhaqaaleysad [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
ld dhaqaalaysasho.

maraxso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax dhaqaalaysasho.

siiso [f.lg3] (-stay, -satay)
1. Qof la jecelyahay wax ku dhaqaalaysasho. 2. Wax, wax kale ku beddelasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg